dowload garee barnamijkan

Baro Salaada


 

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterMaanta61
mod_vvisit_counterShaley106
mod_vvisit_counterTodobadkan167
mod_vvisit_counterTod.hore1048
mod_vvisit_counterBishan2474
mod_vvisit_counterBishii Hore14309
mod_vvisit_counterDhamaan52326

We have: 1 guests online
Your IP: 107.20.129.212
 , 
Today: May 20, 2013

Quran

Baro Quranka

Home yaanu nahay

Maxaad ka Taqaan mac-hadkan

Macahdka Xaafid

Online waa Shabakad aad ka baran karto cilmiga diinta adiga oo jooga guri

gaaga
Faahfaahinta Machadka:- xafiiskaga, waxna ka dhigan karo caruur iyo waayeelba.Machadk
an Xaafid Online waa machad ka howl gala guud ahaanba Caalamka oo dhan meel kasta oo ay joogaan am
a ku nool yihiin Soomaalidu.

Machadkan waa maqal iyo muuqaal toos ah iyada oo la adeegsanayo Internetka


Hadaad rabto in aad is qorto Machadka ama aad tijaabisid waxaad u baahantahay:


• Computer

• Internet

• Microphone ama sameecad

• Web camera.

markaad soo diyaar-garoowdo fadlan

kala soo xidhiidh tilifoonadan bilaashka kuu ah si aanu kuu caawino,


Qalabka  waxbarashada  ee ardayga looga baahanyahay waa sidan


 

ogaysiis

Fadlan wakhtiga xiisadaha ha la ilaaliyo

1. Haddii aay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka

2. Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray

3. Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo haddii wax cudur daar ahi jirin

4. Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin TV ama phone iwm waa in la kal dameeyaa

 

sawiro





booqashada waa

We have 1 guest online

Call Me Free

Dunida oo idil inagala soo hadal : 0013477639440

Canada : +13477639440

USA : +3477639440