feega
FEE
|
Number |
Maalmaha (Days a Week) |
Lacagta / Fee |
|
1 Arday |
2 Maalmood asbuucii (2 days a week) |
$20 Bishii |
|
1 Arday |
3 Maalmood asbuucii (3 days a week) |
$25 Bishii |
|
1 Arday |
5 Maalmood asbuucii (5 days a week) |
$30 Bishii |




Duruusta machadka
Machadka xaafid online wuxuu ugu baaqayaa dhamaan dad waynaha muslimiinta
ee ku nool dunida daafaheeda kala duwan barashada diinta islaamka iyo luuqada carabiga
Machadka xaafid online wuxuu kugu soo dhawaynayaa gacmo furan oo ay hogaaminayaan macalimiin u tababaran barista quranka iyo madoyinka ay dhigayaan ee diiniga ah
Hasoo daahin eek a faaidayso wakhtiga
Kuqaado si fudud iyo wakhti kooban
Usoco allah dartiis u dhibo talada
Raadi aakhiradaada aduunyadu waabilaash
Barashada diinta waa caafimaad waxay cagta kuu saaraysaa
jidka toosan ee janada ee raac insha allah,
waxaad baran kartaa quraanka iyo duruusta kala duwan adiga oo kusugan gurigaaga saacada aad doontid , waxaan heegan kuu ah macalimiin firfircoon oo daacad ah ,
allah ha ina waafajiyo khayr ka
nagu caawi barista quraanka & fidinta diinta islaamka

Qalabka waxbarashada ee ardayga looga baahanyahay waa sidan
















FEE-GA

