Bushaaro bushaaro
Waxaa loogu bushaaraynayaa bulsho wayta soomaaliyeed meel kasta ee ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka Xaafid Online duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho iyo hadaa girigaaga jootidba wuu kula joogaa meeshii aad joogtaba hadaba hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono hadii allaha yidhaahdo waa sidan soo socota waxaa la guu dhigi doonaa...
sida qur.aanka kariimka ah iyo higaada carabiga iyo tajwiidka ama sikale hadaan u sheego qurxinta quraanka iyo khadka carabiga iyo caqiidada toosan ee islaamka intaasi waa teeramka hore sidoo kale waxaa jiri doona kutub kale sida kitaabka salaada ka hadlaya siirada nabiga scw xadiisul arbaciinka iyo kuwa lamida
hfhfhgfhgfryt gfghfghf ghfg
Qalabka waxbarashada ee ardayga looga baahanyahay waa sidan






















