dowload garee barnamijkan

Baro Salaada


 

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterMaanta68
mod_vvisit_counterShaley318
mod_vvisit_counterTodobadkan1037
mod_vvisit_counterTod.hore758
mod_vvisit_counterBishan2296
mod_vvisit_counterBishii Hore14309
mod_vvisit_counterDhamaan52148

We have: 2 guests online
Your IP: 54.234.126.92
 , 
Today: May 18, 2013

Quran

Baro Quranka

Home

ku saabsan macalimiinta

 

Waa macalin soo maaliyeed oo aqoon buuxda u leh diinta islaamka

Iyo casharada uu ku barayo wuxuu sidoo kale khibrad iyo waayo argnimo u leeyahay sida dadka wax loo fahansiiyo waa macalin tarbiyad iyo akhlaaqad leh ma raacaysid gaadiid lugna hadalkeedba daa kharashna kaa bixi maayo..

 

Waa diintii loo safri jiray oo gurigaaga kuugu timid waa jaanis fiican iyo fursad dahabiya marka walaalayaal halaga faa,iidaysto fursadan qaaligaa

Adigu baro aabo ama hooyo ilmahaagana bar diinta islaamka diinta inagaa u baahane iyadu inooma baahna waad mahadsantihiin

 


 

 

 


 

 



Qalabka  waxbarashada  ee ardayga looga baahanyahay waa sidan


 

ogaysiis

Fadlan wakhtiga xiisadaha ha la ilaaliyo

1. Haddii aay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka

2. Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray

3. Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo haddii wax cudur daar ahi jirin

4. Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin TV ama phone iwm waa in la kal dameeyaa

 

sawiro





booqashada waa

We have 1 guest online

Call Me Free

Dunida oo idil inagala soo hadal : 0013477639440

Canada : +13477639440

USA : +3477639440