dowload garee barnamijkan






![]() | Maanta | 2 |
![]() | Shaley | 41 |
![]() | Todobadkan | 170 |
![]() | Tod.hore | 985 |
![]() | Bishan | 2583 |
![]() | Bishii Hore | 14309 |
![]() | Dhamaan | 52435 |
Your IP: 50.16.17.90
,
Today: May 22, 2013
Quran

qaanuunka machadka
|
|
Fadlan wakhtiga xiisadaha ha la ilaaliyo
Haddii aay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka
Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray
Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo haddii wax cudur daar ahi jirin
Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin tv ama phone iwm waa in la iska damiyo
Qalabka waxbarashada ee ardayga looga baahanyahay waa sidan

ogaysiis
Fadlan wakhtiga xiisadaha ha la ilaaliyo
1. Haddii aay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka
2. Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray
3. Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo haddii wax cudur daar ahi jirin
4. Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin TV ama phone iwm waa in la kal dameeyaa
sawiro
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
booqashada waa
Call Me Free
Dunida oo idil inagala soo hadal : 0013477639440
Canada : +13477639440
USA : +3477639440











